Baydhabo(INO)- Madaxweynaha dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan iyo wafdi uu hogaminayo oo safar shaqo uga maqanayeen dalalka deraska ayaa maanta dib uga so noqaden magalada Baydhabo ee Xarunta gobalka Bay.
Waxana garoonka diyaradaha Ee Dr. Shaati ku soo Dhaweyey mas’uliyinta Ka Tirsan dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya urrurada Bulshada Dhalanyerada urrada xaweenka. Intaasi ka dib waxaa Loo soo Dhadhiciyey aqalka Madaxtoyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Halkan Ka Daawo Sawiro
Sawir Qaade: Abdirasak Adan Abdi