Daawo: Xildhibaan Aadan Dhaayow Oo Maanta Baydhabo Kaga Dhawaaqay Musharax Xildhibaan Ee BFS 2016

0
177

Baydhabo(INO)- Xildhibaan Aadan Ibraaahim Dhaayow oo ka mid ahaa mudanayaaasha Baarlamaanka Federalka Soomaaiya  ayaa maanta lagu soo dhaweyey Magaalad Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay isal markaana waxa uu  mar kale codsaday in loo doorto BFS Ee 2016.

Xildhibaan  Aadan Ibraaahim Dhaayow ayaa munaasabad lagu soo Dhaweynayey ka Hadlay wuxuuna sheegay u jeedada uu Baydhabo u soo gaaray isagoona sheegay in uu dadka deegaanka uu ka cosdanaayo in markale u sharaxan yahay Barlamaanka rabana in loo doordo xubinta Baarlamaanka Beeshiisa.

Ugu dambeyntii, Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Odoyaal dhaqameedyo,waxgarad,Haween iyo dhalinyaro ayaa soo dhaweeyey hadalka Xildhibaanka iyo codsigiisa.

 Halkan Ka Daawo Sawiro

0102030405