Ciidamadda AMISOM ayaa waxay caawiyeen saakey, beeraleyda Gobolka Bay, ayagoo, la buurey beerahoodu, saacado badan , taasoo ah shaqo adag oo u baaahan in loo adkeyso.
ciidamada ayaa ka dhex muuqadey dadka beeraha qudaayey. Waxay sameynayeen Dheera galin dad badan kuna aadan muhiimada ay leedahay wax soo saarka iyo shaqada.
Soomaaliya waxa jooga tiro badan oo ciidamada ka socdo Midowga Afrika ah kuwaasoo dagaal adag kula jiraa kooxda islaamiga soomaaliya Ee Al-shabab.
Idale News Online, Baydhaba.