Daawo : Muqdisho oo Siminaar ka hadlaya Cadaalada & Sinaanta ka furmay.

0
209

Siminaar lagu baranayo, muuhiimadda iyo waxa loola jeeda calaada ayaa maantta ka furmey magaalada muqdisho.

Dalka soomaaliya ayaa waxa laga waaye tan iyo Maskii ay burburtey dowladii dhexe Ee soomaaliya isla markaana ku guul daareysatey mudo 23 sano cadaalad la’aan iyo is barbar yaac aan dhamaad lahayn.

Siminaarkani waxaan si Rasmi ah u furey RW wadanka Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh.IMG_9469

IMG_9596

 

IMG_9501IMG_9503IMG_9504IMG_9508IMG_9509IMG_9510IMG_9596

Idale News Online/