Xildhibaan sheikh abdulkadir sheikh ibrahim ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay dalka turkiga Ee Magaalada istanbul Ka dib markii casuumaad Rasmi ah uu ka helay dawlada turkiga Gaar ahaan Xisbiga talada dalka haaya, waxa uu la kulmay aAasaasiyaashiI xisbiga AKP , madexda dalka iyo xildhibaano Dalka turkiga qaarkooda.
Home Idale Somali News Update Daawo Sawirada: Xildhibaan Sheekh Cabdiqadir sh. Ibrahiim oo Si Heer sare...