Daawo Sawirada : Iskuulka Al-Qalam Oo 5 -2 Kaga Adkaadey Dugsiga Baydhabo, Ex. 11 Janaayo

0
253

Baydhabo(INO)- Koobka kubada cagta Ee Iskuulada  Degmada Baydhabo ee ka socdey Dr.Ayuub stadium Baydhabo waxaa ku kulmay iskuulada kala ah Al-Qalam Vs Baydhabo (Ex. 11-Janaayo).

Ciyaar aad loola wada dhacay ayey soo bandhigeen labada Iskuul waxaana ay mujiyeen Weerer iyo weerar celis taas oo sababtay in ay labada koxbada goolal iska dhaliyeen intay socotey ciyaarta.

Kadib ciyaarta ayey waxay ku soo idlaatey 5-2 ciyaarta ayaa waxay gushii sidaas ku raacdey Iskuulaka Al-Qalam Ee Bayhabo.

Ciyaarta intay socotey waxaa halkas goobjoog kahaa Gudomiyaha degmada Baydho iyo Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kadib markii waqtiga looga talagaley ciyaarta ay dhamaatay ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha degmada baydhabo ayaa amaan balaaran u soo jeediye labadii kooxood oo ciyaaar wanaagsan halkas ku so bandhigeen iyo dad weynihii ka soo qeyb galey ciyaarta iyo masuulintii goob jog ka ahaa ciyaarta.

Ugu dambeyntii, Waxa halkaas lagu Gadoonsiyee Koobka kooxdii ku guulaysatey ciyaarta.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here