Daawo: Hay’ada SSF Oo Sheegtey In Ay Qalabeyneyso Xafiisyada Wasaaradaha Dowlada KG Soomaaliya & Xulista Baarlamanka KGSoomaaliya Oo La Bilaabayo

0
207

Baydhabo(INO)-Kulan Balaaran  Oo ay isugu yimaadeen Wasiirada  Koonfur Galbeed Soomaaliya, Odayaasha Dhaqanka n Iyo Qaar ka mid ah Haya’adaha deeq bixiyaasha caalamiga ah ayaa ka dhacey magaaalada baydhabo Janaay ee Xarunta Gobolka Bay.

UgaaXASAN

Kulanka oo Shir gudoominayey Ku Simaha Madaxweynaha koonfur galbeed soomaaliya ahna wasiirka Beeraha iyo waraabka Maxamed xasan fiqi ayaa looga Hadley arimo badan oo ay mid ahaayeen, Xulista Gollaha Barlaamanka KG Soomaaliya Oo Lafiyo in Bartamaha bisha Febraayo la gudo galo,Qalabeynta Xafiisyada wasaaraahada Dowlada KG Soomaaliya.

Hay’ad SSF Oo ah  ka Mid  Ah hay’adaha Deeq bixiyaasha caalamiga isla markaana  ka qiib ka ahayd kulanka ayaa balanqaadeey qalabeynta iyo  Bixinta Agabyada Xafiiska wasaaradaha Dowlada soomaaliya, isla markaana  sheegtey inmar weliba ay garab taagan  Tahay dowlada KG Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo, Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here