Daawo: Dowladda KG Soomaaliya Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiisey Degmadda No.50 Ee Gobolka Shabellaha Hoose

0
364

NO.50(INO)-Wasiirka Daryeelka  Naafadda iyo Arimaha Gargaarka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/laahi Muuse ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyey dad danyar ah oo ku nool degmada Nambar Kunton  ee gobolka Shabellah hoose. Maamulka degmada ayaa wasiirka uga mahadceliyey deeqdan raashin Wasiirka iyo sida uu xilka iskaga saaray caawinta dadka danyarta ee ku dhaqan Shabellah Hoose.

Deeqdan ayaa kala ahayd 150 kiish oo Bur ah, 150 Kiish oo Bariis ah, 150 kiish oo Sokor ah iyo 150 kartoon oo Saliid ah. Waxaana loo qaybiyey 150 qoys oo ka mid ah danyarta ku dhaqan degmada Lambar50 ee gobolka Sh/hoose.

1234675

Idale News Online, NO,50

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here