Daawo: Maamulka Jubba Oo soo Bandhigay Ajaaniib Al-Shabaab Ah Oo Lasoo Qabtay

0
208

Kismaayo (INO)  Maamulka Jubba ayaa TV-ga Aljazeera usoo bandhigay rag ajaaniib ah oo ciidamada Kenya iyo kuwa maamulkaasi ku qabteen howlgalo laga sameeyay deegaanada Jubbooyinka.

Muuqaalka waxaa kasoo muuqday seddex ruux oo ajaaniib ah oo u kala dhashay dalalka Kenya iyo Tanzania, kuwaasi oo kamid ahaa Alshabaabkii laga saaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Saraakiisha maamulka Jubba ayaa sidoo kale sheegay iney jiraan rag kale oo Alshabaab ahaa oo la qabtay kuwaasi oo Soomaali ah, laakiin ajaaniibta ay baaritaano ku socdaan.

Halkan Ka Daawo.


Idale News Online, Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here