Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 3aad: Geella iyo Abla- Ableyntiisa
Geela iyo Abla-ableyntiisi: Geelu waa noole xoogbadan oo Eebe ugu nimceeyey Aadanaha. geela ayaa ah kan uga xoogan noolasha reer miyiga,sababtoo ah isaga oo xoogan...
Xoolaha Soomaaliya Oo Suuq Cusub Uga Furmay Dalka Masar
Cairo (INO) -- Dowladda Masar ayaa la gashay Heshiis Cusub Dowladda Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan in Xoolaha Soomaaliya loo iibgeeyo dalkaasi Masar.
Wasiirka Xaanada...
Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 2aad: Taariikhda Cilmiga Xanaanada Xoolaha
Taariikhda Cilmiga xanaanadda xoolaha: Cilmigani waxaa soo adeegsan jirey masaaridii iyo hunuudi hore(Egyptian& Indian ancient); labo caalim oo waagaas noolaa oo la kala oranaayo paprus of kahun iyo vedic literature,...
Dhageyso: Ex. Wasiirkii Xanaanada Xoolaha Ee DFS Oo Ka Hadley Xoolo Saaka Laga Dhoofey...
Muqdisho(INO)-Dekeda weyn ee Muqdisho goor dhaw waxaa ka furtay markab weyn oo qaaday Boqolaal Xoolo nool ah, kuwaas oo ka tagay Soomaaliya, kuna sii...
Dhageyso: Qiimaha Xoolaha Nool Ee Suuqa Magaalada Baydhabo
Baydhabo(INO)- Ku soo dhowaada wararkii qiimaha xoolaha oo aan ku soo qaadanayno saylada maagalada Baydhabo ee gobolka Bay. Waxaa soo diray Muxiyadiin Xusni. Waxaana...
Hordhac: Barnaamijka Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 1aad
Xoolaha: waa noole leh dareen iyo dhaqdhaqaaq iskooda ah(voluntary movement),oo ay u baahan yihiin( oxygen);iyo calaf(organic food). calafku waxaa laga soo jeebey ama laga keeney...
Warbixin:Dunida Oo U Tartamaysa Iibsiga Xoolaheena & Tiradii Ugu Badnayd Oo La Dhoofiyay 2014
Muqdisho (INO) -- Dalka Soomaaliya ayaa u iibgeeyay Xoolihii ugu badnaa Suuqyada Dibadda Sanadkii 2014, kadib 20 Sano ah oo Dagaal & Bur-bur dalka...
Daawo: Qiimaha Xoolaha Iyo Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay
Baydhabo(INO)- Baydhabo(INO) SUUQA NEEF NOOC HEERKA Sh.so
Baydhabo Geel Dhoof Heerka 1-aad awar 12 jir ka ah 30 -29 Malyan
Geel Dhoof Heerka 2-aad
Awar 8 jirka...
Cilmiga Xanaanada Xoolaha Qeybtii 4aad: Abla-Ableynta Sinjiyada Lo’da
Lo'da iyo Abla- Ableynteeda: Qaar ka mid ah dalalka qaarada Afrika iyo qaybo badan oo dunida ah ayaa ay beeraleyda lo’doodi ku dhexdhaqdaan xeryo halkii ay...
Dhageyso: Shir Looga Hadlayo Isbedelka Xoolaha Oo Ka Socda Dubai
Dubia(INO)- Shir looga hadlayo isbedelka xoolaha iyo cudurada ku dhaca xoolaha ayaa waxa uu ka socdaa magaalada Dubai.
Xildhibaan Siciid Maxamed Cali oo ah gudoomiyaha...








