Xaaf oo la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Gelle Xaaf, ayaa la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug, kana mid ah Guddiyada ka...
M/ Farmaajo “Baaqii aan u jeediyey shacabka ee ahaa in aan u midoowno dagaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta...
M/Gobolka Benaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada XFS oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Waxbarashada…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan ( Eng. Yarisow) oo ka qeyb galayey munaasabad ay heshiis dhanka waxbarashada ah ku...
XDF Soomalia yo Itoobiya oo ka wadahadlay heshiiska Dekadda Berbera iyo hal arrin oo...
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wadahadleen muranka ka taagan heshiiska dekadda Berbera ee ay...
Warxasaasi:Aqalka Sare oo Go’aan ka soo saaray Weerarkii ciidamo uu tababarray Imaaraadku ku qaadeen...
Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan ay yeeshaan maanta cod ugu qaaday kiiska weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ee Imaaraadku tababarray ku...
Topnews:Aqalka Sare oo maanta shir ka yeelanaya Xeerka Shirkadda DP World ka mamnuucaya Dalka..
Waxaa lagu wadaa in maanta oo talaabo ah uu magaalada Muqdisho ka furmo Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ee Xildhibaanada Aqalka sare ee baarlamanka Somalia.
Kulanka...
M/Biixi oo go’aanka BF kadib shir degdeg ah la qaatay hogaamiyayasha xisbiyada mucaaradka
Hoggaamiyaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan degdeg ah Xafiiskiisa kula qaatay dhammaan Hoggaamiyayaasha Xisbiyada mucaaradka maamulka Somaliland.
Hoggaamiye Muuse Biixi, ayaa Mucaaradka usoo...
Somaliland:waxaa looga jawaabay haddal shalay kasoo baxay mamulkaas.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga jawaabay hadal kasoo yeeray maamulka Somaliland.
Qoraalka ayaa waxaa looga jawaabay...
War xasaasi ah: Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo beenisay iney joojisay Baasaboorkii laga bixinayay...
Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya ayaa beenisay iney joojisay Baasaboorka ay ka bixineysay Xafiiska magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland.
Madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
B/Golaha shacabka oo ansixiyay Xeer dalka ka mamnuucayo Shirkada Dp World
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa meel mariyay “XEERKA DHOWRIDDA GOBONIMADA IYO MIDNIMADA GEYIGA SOOMAALIYEED” oo qeexaya in dalka laga mamnuucay shirkadda Dubai Port World “DP...
M/Farmaajo oo shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay in shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee...
Shabeellaha Hoose:Wiil uu dhalay Hoggaamiyaha Al-Shabaab oo la sheegay in lagu dilay howl gal...
Idaacad ku hadasha codka Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegtay in howl gal ay fuliyeen Ciidamada Kumaandooska iyo Ciidamo Mareykan ah oo xalay ka dhacay...
M/Farmaajo” Fulinta Sharciga waa waajib nawada saaran dowlad iyo shacab”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay waddo qorshe wax looga qabanayo Cadaaladda Dalka.
Bilihii lasoo...
Dowladda Soomaaliya oo Beesha Caalamka usoo bandhigtay Qorshaha AMISOM lagala wareegayo Amniga Dalka
Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiye kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta...
Topnews:Gudoomiyaha G/Banaadir oo shaqada ka joojiyey shaqaale bixiyey dhul waddo ah.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno ka tirsan waaxdaas...
M/Waare oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta Dowlada Federalka Soomaaliya Eng Saadaq Cabdullahi Cabdi ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar.
Wafdigaan uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada...
Waa maxay Uhuura Keyatta iyo Railla Odinga heshiis horudhac ah ay gaareen?
Nairobi-
Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee caasimada Dalka Kenya, kaas oo qorshihiisa iyo...
War Xasaasi ah:Cabdi Xaashi oo ka digay in Wadahadalka Somalia & S/land loo adeegsado...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Mudane; Cabdi Xaashi C/laahi ,ayaa sheegay inay Soomaaliya tahay Qoys qura oo ayan sinnaba ku kala tegi karayn,...
G/Jawaari oo soo bandhigay Qorshaha BF Horyaala oo aan sanad…
Afhayeenka golaha shacabka Soomaaliyeed Maxamed Sh, Cusmaan Aaden (Jawaari) oo Maanta ka hadlayay furitaanta kalfadhiga 3aad ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa xukuumadda federaalka ka codsaday...
Shabeellaha Dhexe:Ciidamada dowladda oo la wareegay
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saaka la wareegay degmada Gamboole oo qiyaastii 50KM dhanka Galbeed ka xiga magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha...



















