Sunday, June 29, 2025

Madaxwene Farmajo iyo Uhuru kenyatta oo isku afgartay hakinta dhismaha darbiga laga dhisayo xadka...

Xaaladda magaalada Balad Xaawo ayaa maanta degan sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ku ah gudaha magaalada oo maalmihii u danbeysay ay ka socdeen kacdoon...

Degmada Xudur:Muqtaar Roobow Oo weli wado abaabul dagaal iyo Kulamo uu Laqaatay Maamulka

wararka laga helayo Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu halkaasi gaaray Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur. Abuu Mansuur oo Maanta gaaraya Magaalada...

X.difaacaya Jawaari oo hadal quus u muuqda uu kasoo yeeray

Xildhibaanadan oo 30 xubnood gaaraya waxaa hor boodaya Ra’iisul wasaare kuxigeenkii hore ee Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib, waa qeyb ka mid ah kooxdii...

R/Wasaaraha iyo Madaxweynaha K/Galbeed oo ka qeyb galaya Shirka Dib u heshiisiinta degmada Marka

Shirka dib u heshiisiinta degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka furmay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, waxaa kulankan soo qaban qaabisay Wasaaradda...

Deg deg: XFS Villa Soomaaliya Oo Meel La Kala Istaago abadan La Yahay

xildhibaannada golaha shacabka ayaa aad waxay u buux dhaafiyeen xarunta looga arrimiyo dalka ee Villa Soomaaliya. Mashquulkan ayaa si gaar ah waxaa looga dareemayaa Villa...

War xasaasi:Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheera ayaa hanjabaad u diray

Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheera ayaa hanjabaad u diray saraakiil ka tirsan ururka, kuwaasi oo la sheegay in ay qorsheynayeen in dhanka...

War xasaasi ah:Muudey oo iclaamiyay xilliga Baarlamaanka la horkeenayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Cabdiweli Ibraahim Muudeey ayaa qoraal uu soo saaray goor dhow waxa uu ku sheegay in kalfadhiga ugu...

Deg deg:Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Sayidka oo ay bar koontarool ku leeyihiin Ciidamada Madaxtooyada. Wararka ayaa sheegaya...

Degmada Yaaqshiid:Bam Gacmeed lagu weeraray guri dad shacab deganaayeen oo ku yaala

Bam gacmeed ayaa xalay lagu weeraray guri dad shacab ay degenaayeen oo ku yaalla meel u dhow xarunta degmada Yaaqshiid. Labo ruux oo ahaa gabar...

Hogaamiyaha Maamulka Jubaland oo caddeeyay mowqifkiisa ku aadan boobka Kenya iyo derbiga dhismahiisa ka...

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay ka hadlay darbiga ay Kenya ka dhisaneyso xuduuda Somalia, gaar ahaan Beladxaawo, iyadoo la sheegay...

Dibadbaxyo heer sare loo soo agaasimi oo ka Dhan ah Darbiga Xuduudda Kenya

Maalmo mudaaharaadyo ah iyo deganaansho la’aan ayay u tahay dadka ku dhaqan magaalada Xuduuda ku taala ee Baladxaawo ee gobolka Gedo, halkaasoo ciidamada Kenya...

Koonfur Galbeed: Ciidamada amaanka oo dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa soo sheegaya in Ciidamada amaanka ee maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ay dilayn...

X/badan oo kusoo laabtay Muqdisho iyo olole xoogan oo caawa socda

Magaalada Muqdisho waxaa shalay iyo maanta soo gaaray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaa oo mudooyikii ugu dambeeyay dalka dibadiisa ku sugnaa. Gudoomiye kuxigeenka 1-aad...

Masuul Sare oo lagu sameeyay Shaqo joojin Cali Dhuux Cabdi Mahadale

Wareegto shalay kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arimaha gudaha maamul goboleedka Hirshabelle ayaa shaqadii looga joojiyay Duqii magaalada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi Mahadalle. Wasaarada Arimaha Gudaha maamulka...

X.Aqalka Sare oo go’aan adag kasoo saaray Weerarkii Guriga C/Qeybdiid & Gudi cusub oo….

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay magacaabaan Guddiga baaritaanka weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Qeybdiid, dhamaadkii...

maxaa laga filayaa Mustaqbalka Baarlamaan iyo Guddoonkiisa qeybsan yahay?

Tan iyo markii uu soo if baxay Mooshinka laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa waxaa Golaha shacabka hareeyay khilaaf iyo kala qeybsanaan, taasoo saameyn ku...

Daawo Gudiga Xalinta khilaafaadka Baarlamaanka Gocaan Deg Deg Ah Gaaray

Gudiga Xalinta khilaafaadka Baarlamaanka oo ku kulmay Villa hargeysa ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo furo Xarunta Baarlamaanka Golaha shacabka Ciidamadana...

X.Duqa muqdisho:Taabit Cabdi “Shacabka Muqdisho ma mudna in dhaanto siyaasadeed lagu dul ciyaaro”

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Taabit...

Maxey katiri Xaliimo Yarey “Nooca doorasho ee dalka ka dhacaya 2020, waxaa lagu qeexi...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa ka hadashay nooca doorasho ee dalka ka dhacaya sanadka 2020, iyadoo...

War xasaasi ah:Askar Loo Xiray Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho iyo saraakiil

Warar hadda soo gaaray Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in ammar kasoo baxay wasaaradda amniga DFS lagu xiray saraakiil iyo sidoo kale ciidamo ka tirsan...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...