Sunday, June 29, 2025

War xasaasi:Inta badan ciidankii maanta galay xarunta Baarlamanka Somalia oo xabsiga la dhigay

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa shaaciyey in ciidamaddii milateriga ahaa ee saaka hubka la galay Xarunta Golaha Shacabka...

Ciidamada AMISOM oo la wareegaya ammaanka Xarunta Baarlamaanka, inta laga xaqiijinayo jawi nabdoon

Taliyaha Ciidamada AMISOM Paul Lokech ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay la wareegayaan amniga xarunta Baarlamaanka inta laga xaqiijinayo jawi ay Xildhibaanada ku yeelan...

Jawaari iyo Muudey oo kuwada sugan xarunta Baarlamaanka

Wararka aan ka heleyno xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ay wada gaareen Gudoomiyaha Mooshinku ka yaalo ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo labadiisa kuxigeen. Xildhibaano...

Xildhibaano badan oo gaaray Xarunta Baarlamaanka iyo Ciidamo badan oo

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xildhibaanada mooshinka kawada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa bilaabay in ay sii tagaan xarunta golaha Shacabka. Xildhibaano aan la hadalnay...

Wadooyinka magaalada Muqdisho oo Saaka kala xiran

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay saq dhexe waxa ay xireen wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Waddooyinka xiran ayaa waxaa alagu...

X/Aqalka sare oo ansixiyay Go’aan lagu yareynayo qiimaha sare ee Xujeyda laga qaado

Xildhibaana Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay si weyn kaga doodeen Arrimaha Xajka iyo Cumrada,iyagoona kullankooda ku ansixiyay...

Jawaari: 3 Maalin uu qabsaday oo u dhamaatay iyo Wararkii Ugu dambeeyay Mooshinka...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sabtidii baajiyay kulan la filayay in ay yeeshaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loogana doodo mooshinka laga gudbiyay...

Shirar looga hadlayo Kor u qaadida Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka oo ka socda Garoowe

Shirarkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo tan Dowlad Gobaleedka Puntland...

Cabdiweli Muudey Fariin uuu diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cabdiweli Sheekh Ibraahin Muudey ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka u diray fariin loogu sheegayo xiliga ay kulmaan Baarlamaanka. Xildhibaanada...

Fahfaahin kasoo baxeyso Dagaal Kharaar oo ka dhacay Gobolka Gedo

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Shabaab, ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu ka dhacay deegaanka Buusaar ee Gobolka Gedo Koonfurta Somaliya. Dagaalyahano Shabaab ka tirsan...

Madaxweynaha farmaajo oo u Hambalyeeyay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Ethiopia

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khadka Taleefanka ugu hambalyeeyay Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abi Ahmed oo maanta oo...

Dr. Beyle oo ku guuleystay sare u qaadida dakhliga Dowladda Soo galay 3bilood ee...

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo iyo bogaadin ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dalka, kadib guul ay wasaaraddu ka soo...

Muqdisho: Xog dheeraad ah oo laga helaayo khasaara ka dhashay dhismo dumay

Shaqaalahan ayaa dhisayay guri ku dhow Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho,waxana xili ay shqada socotay uu ku soo dumay gurigaas taas oo sababtay khasaaro...

Kismaayo: Duqeyn dad rayid ah ku dhinteen oo ka dhacday galbeedka magaalada

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in duqeyn ay fulisay diyaarad ay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Kaamjaroon ay ku dhinteen dad rayid...

X/Mooshinka ka keenay Jawaari oo sheegay in aanay ka tanaasulin mowqifkooda

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in aanay ka tanaasulin mooshinkii ay wadeen, iyagoo ka dhawaajiyay in maalinta Arbacada...

Muudey oo shaqo joojin ku sameeyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Buux

Warqad qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Muudey ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay...

Duqa magaalada Muqdisho oo maanta furtay tartan Qandaraas oo lagu dayactiraayo ilaa 6 xafiisyo...

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Aqalka D/Hoose ayaa maanta lagu furay codsiyo ku saabsanaa Qandaraas dayactir ee xafiisyo...

R/Khayre oo xalay socod ku maray qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay sida ay u...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...