Sunday, June 29, 2025

Dekadda Hobya: madaxweyne Xaaf oo shaaca ka qaaday Bisha dhismaha uu bilaawanaayo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa waxaa uu ka hadlay dhismaha la qorsheynayo in uu  si hufan oo xoowle lagu smaeeyo Dekadda...

Hayadda Mareykan ah oo ku Baaqay in la Joojiyo Xadgudubka qaawaan lagu hayo...

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Mareykanka u qaabilsan dib u celinta qaxootiga sharci darrada ku jooga Dalka Mareykanka ,ayaa ku baaqay in la joojiyo dhibaatada...

Dhul la isku heysto xaafada Siliga Ameerikaanka Degmada Wadajir gobolka Banaadir oo laburburinaayo

Sida aan Wararka ku heleyno cagacagafyo & shaqaalaha ku howlan ka rararista guryo la sheegay in  si sharci daro laku distay oo la is...

Gobolka Gedo: Dagaal culus oo Al-Shabaab iyo ciidanka Kenya ku dhex maray

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab ku dhex maray deegaanka Fafax Dhuun ee Gobolka Gedo. Dagaalka...

XFS oo magacawday Guddi iskaashi iyo wadashaqeyn la sameeya Hey’addaha UN-ka

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay, kaasi oo u idman la shaqeynta iyo inuu iskaashi toos...

Ololaha Guddoomiyaha Baarlamaanka oo bilowday iyo Musharaxiin…

Ololaha loogu jiro doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka bilowday magaalada Muqdisho, saacado kaddib markii Guddoomiye Jawaari uu xaqiijiyay is casilaadiisa, waxaana kulamo looga arrinsanayo...

Jowhar iyo Balcad: Ciidamo fariisimo ka sameystay wadada u dhexeysa

Ciidamo isugu jira Soomaali iyo ciidamo AMISOM ah ayaa fariisimo ka sameystey wadada u dhexeysa magaalada Jowhar iyo degmada Balcad gaar ahaan goob hore...

Xildhibaanada Garabka sida weyn u taageersanaa Jawaari oo saaka kala firdhay….

Warar goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu is casilay. GroupkGroupka taagyeersanaa jawaari...

Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho oo dib u furmay manta

Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay kadib markii uu baaqday kulankii baarlamaanka ee lagu waday saaka inuu ka dhaco magaalada Muqdisho. Ciidamada...

Mr.Putin Madaxweynaha Rushka oo Israa’iil ku eedeeyay in diyaaradaheeda dagaalka ay weerareen Suuriya

Afar iyo toban ruux ayaa dhintay ama dhaawacmay ,kadib markii hubka gantaalada lagu soo weeraray garoon diyaaradeed oo ay isticmaalaan ciidamada cirka ee dalka...

Guddoomiye Jawaari oo ogolaaday inuu is casilo

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan ka helnay dhinacyo kala duwan ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu aqbalay inuu is...

Wasiir Xoosh “Guddoomiye Jawaari waa is casilay, Mooshinkiina waa la laalay

Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu is casilay, isla markaana mooshinkii ka yaallay la laalay. Qoraal...

dalka Suuriya:70-qof oo ku dhintay weerar gaas loo adeegsaday oo ka dhacay

Waxa ay kooxdaasi sheegtay in tirada dadka weerrarkaasi ku waxyeeloobay ay u badan tahay inay sare u kacdo. Shaqaalaha gurmadka degdega iyo howlwadeennada caafimaadka ayaa...

Mooshinka Jawaari oo lagu dhawaaqay inuu Berri dhacayo

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro kulan ay yeelanayaan xildhibaannada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo si kadis ah u kormeerey xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo uu Maanta ku tagey xarunta Wasaaradda Howlaha Guud iyo...

Dib u dhac kuyimid Kulankii Baarlamaanka ee maanta la qorsheynayay oo dib u dhac...

Kulankii Baarlamaanka ee la qorsheynayay maanta oo Sabti ah ayaa mar kale dib u dhac ku yimid, kaddib markii goor dambe oo saq dhexe...

R/Wasaaraha oo xalay kormeeray goobihii qaraxyada ay ku fashiliyeen Ciidamada ammaanka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay bar koontaroolada ciidamada ammaanka ku leeyihiin nawaaxiga Isgoysyada KM4 iyo Banaadir, halkaasoo shalay...

Kenya: Aadan Bare Ducaale oo ugu baaqay dalalka IGAD kulan degdeg ay ka yeeshaan...

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeysa Baarlamaanka iyo Xukuumadda, kaasoo curyaamiyay howlihii hey’adaha dowladda Soomaaliya. Qoraal...

X/Mooshinka kawada Jawaari oo maanta ku kulmay Muqdisho & Tiradooda oo mar kale lasoo...

Waxaa manta kulan aan caadi aheyn magaalada Muqdisho ku yeeshay Xildhibaanada ku mideysan Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulanka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...