Beesha Caalamka oo Walaac ka muujiyay Caga-juleyn ay Sheegeen in lagu hayo Musharraxiinta
Muqdisho(INO) — Beesha Caalamka ayaa War-saxaafadeed ay Wadajir u soo saareen Maanta, ayaa waxay Walaac xooggan kaga muujiyeen ku-takri-fal, cadaalad-darro iyo caga-jugleyn ay sheegeen...
Dhageyso Murtida Doorashada “Weynaan Dareemine, Dadka kii dhergaa u daran, Dilaal & milaal,...
Idale News ONline (Baidoa) - Heestii "Durduro Geelbaa Ku Jabay, Damaacina Waa Xunyahay": Ummadyahay Ibtiladu dadku wey uga dartaa, Weynaan dareemine, Dadka kii dhergow...
Daawo: Maalinta Caruuta Aduunka Oo Si Weyn Looga Xusay Magaalada Baydhabo
Baydhabo(INO)- Munaasabad Si heersare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay Hoolka Bay Star ee gudaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Munaasabada oo...
Dhageyso:Beesha Eyle Oo Cadaalad Daro iyo Musuq Maasuq Ku Eedeysey Gudiga Doorashada KGS
Muqdisho ( INO)-Qaar ka mid ah waxgaradka iyo Salaadiinta Beesha Eyle oo ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee dega deegaanada Koonfur Galbeed ayaa cabasho...
DEG DEG:+Aqriso Magacyada Labada Mudane Ee Beesha Jiroon Ee Maanta Ku Guuleystey Aqalka Hoose
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka soconaya doorashada Wajaga 2aad Ee Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Macalin...
Madaxweyne Shariif Xasan “Ciddii Tabasho Qabta Waan La Hadlaynaa”
Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay in uu qanciyo cid kasta oo tabasho ka...
Daawo: Shil tareen oo ka dhacay India oo ay ku geeriyoodeen dad ka badan...
Mombia(INO)- Tareen ka koobnaa 14 qaybood ayaa waddada ka baxay Waqooyiga dalka Hindia, meel ku dhaw magaalada Kanpur habeenimadii Axadda. Ugu yaraan 100 qof...
Donald Trump oo la kulmey ninkii ugu canbaareynta badnaa xiligii doorashada Romney
NY(INO)- Madaxweynaha la doortey ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa la kulmey Mitt Romney oo kamid ahaa ragga awooda ku lahaa Xisbiga Jamhuuriga waxa...
DEG DEG: Doorashada Labada Kursi Ee Beesha Jiroon Oo La Guda Galey
Baydhabo(INO)- (INO)-Wajaigii 2aad Ee Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii 2aad Ka Socota magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka BAY.
Doorashada ayaa waxaa...
Dr. Nuur Jimcaale “Doorashooyinka xalaal ma ahan, waxaa ka jira musuq maasuq iyo ku...
Muqdisho(INO)— Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in musuq maasuq iyo ku tagri fal awoodeed ay hareeyeen doorashooyinka Labada...
Dhageyso:Nuxurka Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Shariif Xasan & Danjire Machael Keating
Baydhabo(INO)- Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa ugu baaqay Maamul goboleedyada inay dar dar geliyaan doorashada Aqalka Hoose ee ka socota deegaanada,...
Dhageyso: Prof. Idirs Cabdi Takhtar Oo Ka Hadley Dareenkiis Ka Dib Doorashada
Baydhabo(INO)- Prof. Idirs Cabdi Takhtar oo ku guuleystey Kursiga aqalka hoose ee BFS 2016 ayaa Ka Hadley Dareenkiis Ka Dib Doorashada, Isagoona u mahadceliyey...
Madaxweynaha oo ka digay in ciidamo hubeysan lala galo goobaha doorashooyinka
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad-celiyey dowlad gobolleedyada dalka, guddiyada doorashooyinka, ciidamada qaranka Soomaaliyeed, ciidamadda dowlad gobolleedyada iyo...
Daawo Sawiro: RW Somalia Oo Soo Gaarey Magaalada Baydhabo
Baydhabo(INO)- Waxaa maanta gelinkii Dambe Magaalada Baydhabo soo gaarey RW Somalia Mudane C/rashid Cali Sharma’arke iyo wefdi uu Hogaaminaayo.
Wefdigiisa Gaarka ah waxay kulaan sacado...
DEG DEG: Danjire Maxamed Mursal Oo Ku Guulleystey Kursiga 3AAD Ee Beesha Luwaay
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka soconaya doorashada Wajaga 2aad Ee Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Danjri...
DEG DEG: Prof Idiris Cabdi Takhtar Gudoomiyaha Jaamacada Upper Jubba Oo Ku Guulleystey...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka soconaya doorashada Wajaga 2aad Ee Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Gudoomiyaha...
DEG DEG: Ciidamada KGS Oo Maanta Si Buuxda Gacanta Ugu Haaya Tiyeeglow
Tiyeeglow(INO)-Wararka IdaleNews.com ay ka heyleyso Degmada Tiyeegloow Ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Koomfur galbeed ay la wareegeen Degmadaasi.
Ciidamada...
Sawiro: Madaxweynaha KGS Oo Xafiiskiis Ku Qaabiley Danjiraha QM Ee Somalia
Baydhab(INO)- Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay
Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay...
DEG DEG: Hani Maxamed Aaden Oo Ku Guuleysatey Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Luwaay...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka soconaya doorashada Wajaga 2aad Ee Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Hani...