Daawo Sawirada :-Xasan Sheekh & Sida Xalay U Kormeeray Saldhigyada qaar

0
233

Madaxweynaha Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxa Xalay Abaare 12:30 habeenimo uu kormeero kusoo kala bixiyey Saldhigyada Degmooyinka Kaaraan,Waaberi iyo C/Caziiz ee Magaalada Muqdisho waxaana uu ka dhageystay Taliyeyaasha Saldhigyadaasi qaabka ay U Shaqeeyaan.

 Halkaan Hoose ka daawo Sawirada Kormeerkii Madaxweynaha Kusameeyey Saldhiga C/caziiz.

IMG_2777IMG_2778IMG_2782IMG_2795IMG_2799IMG_2804IMG_2806

Halkaan Hoose ka daawo Sawirada Kormeerkii Madaxweynaha Kusameeyey Saldhiga Kaaraan.

IMG_2825IMG_2836IMG_2837IMG_2839IMG_2847IMG_2849IMG_2855IMG_28501

 Halkaan Hoose ka daawo Sawirada Kormeerkii Madaxweynaha Kusameeyey Saldhiga Waaberi.

IMG_2891IMG_2892IMG_2893IMG_2895IMG_2896IMG_2897IMG_2898IMG_28941Idale News Online.