Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa wada qorsheyaashii ugu dambeeyey ee maamul loogu sameynaayo 6da gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sheekh Aadan Madoobe oo horey u soo noqday Afhayeenkii Barlamaanka dowladihii kmg ah ayaa la hadlaayey isagoo ku sugan degmada Afgooye ee gobolka shabeelah Hoose ayaa sheegay in ay maamul u sameynaayaan degmooyinka iyo gobolada koonfur galbeed ay maamul u sameynaaayaan:
Dhageyso Sheekh Aadan Madoobe [audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/10/Xildhibaan-Aadan-Madoobe.mp3]
Idale News Online