DEGD DEG: Xaaji Cali sheikh Maxamed Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD EE Beesha 5ta Caleemood ee Erdho

0
172

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xaaji Cali sheikh maxamed  uu Ku guuleystey Kursiga  1AAD Ee Beesha  5Ta Caleemood/Erdho oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mudane Xaaji Cali Sheekh Maxamed  ayaa heley 49 cod, halka Musharax Cumar Axmed Aadan 1cod uu heley  25cod

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.