DEG DEG: Prof. Saalim Caliyow Ibrow Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD EE Beesha Jiido

0
68

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Prof. Saalim Caliyow Ibrow uu Ku guuleystey Kursiga  1AAD Ee Beesha Jiido oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mudane Prof. Saalim Caliyow Ibrow ayaa heley 51 cod, halka Musharaxii  la tartamayey uu tanaasuley.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.