Xukumadda Cusub Oo Baarlamaanka Barri la Hor Geynayo

0
203

Muqdisho(INO)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa lagu wadaa in Barri oo Isniin ah uu Baarlamaanka Federaalka ah hor geeyo Wasiiradiisa uu soo Magacaabay Dhawaan.

CCC

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Baarlamaanka ayaa  sheegay in Ra’iisul Wasaare Sharmaake uu Golahiisa Wasiirada Baarlamaanka Barri hor keenayo si loogu qaado Codka Kalsoonida.

Ra’iisul Wasaare Sharmaake ayaa Baarlamaanka horay uga dalbaday in la siiyo mudo 10 Cisho ah si uu u soo dhameystiro Wasiirada Xukumaddiisa iyo Barnaamijyada ay ku shaqeyneyso Xukumadda.

Idale News Online, Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here