Waxgardka ku dhaqan degmooyinka Marka, Jannale, Lambarkonton, ayaa waxa ay ka digeen maamul ay iyaga raali ka ahyn, ama lala tashan loo soo magacaabo degmooyinkooda , saraakiil ka tirsan maamuladaas ,oo la sooxariiray, shabakada markacadey.com ,ayaa yiri.
Waxa aan marna raali ka noqon Karin ,in maamul ,aany soo dooran shacabka degmoyinkaan in uu san marnaba ka shaqeyn doonin deegaanadena , anga waxaan ku kalsoonahay , shacabka iyaga ayaana u shaqaynaa, waxaan sidoo kale uga digaynaa dadka ku fikaraaya in ay maamul usameeyaan ,degmooyinkan.
Waxaa maamlmihii la soo dhaafay , jahwareer ka taagnaa , maamul, ay wasaarada arimaha gudaha u magacaabday ,Degmada afgooye ,dadka ku dhaqan degmada afgooye, ayaan ku qancin maamulkaasi.
Idale News Online