Wax ka Ogow Kulankii Maanta Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Ku Yeesheen Hoolka Shirweynaha KG soomaaliya ee ADC.

0
224

Kulan maanta Odayaasha Dhaqanka Koomfur Galbeed ku yeesheen Hoolka ADC oo ah halka uu ka socdo Shirka dhismaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeeed ayaa waxaa ay kaga doodayeen sida loo qeybsanlahaa xubnaha Odayaasha ee matalaya Beelaha.

Waxaa la isku afgartay in Xubnaha Odayaasha tiradoodu ay noqoto 60- Oday-dhaqameed oo matalayey Lixda Gobol.

Xubnahaan Odayaasha 60-ka ah ayaa noqondoona Golaha Odayaasha Dowlad Goboleedka K/galbeed, kuwaasoo Awood lahaan doona.

Ugu danbeyntii Odayaasha ayaa loo qaybiyey  guud ahaan Buuga Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. kaas  kadoodid kadib  ladoonaayo in maalmaha soo socda cod loo qaado.

baydhabo

Idale News Online, Baydhaba.