Wasiirka Gaashandhiga DF Soomaaliya oo maanta tagay Degmada Tiyeglow Ee Gobolka Bakool

0
197

Xudur(INO)-Wararka goor dhown inaga soo gaaray magaalada Tiyeglow ayaa sheegaya in wasiirka Gaashaandhiga xukuumada Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo tagay maanta magaaladasi isaga iyo wafdi uu hogaaminayo.

xaamud

Wasiirka ayaa waxa uu la kulmi doonaa maamulka degmada oo uu kala soo hadli doono arimo dhowr ah oo amaanka u badan.

Tijeglow waxa ay kamid ah degmooyin Al-shabaab ay ka go’doomiyeen wadooyinka gala magaaladasi taasi oo ay maamulka tilmaamen in ay dhibaato bini aadanimo ka dhalatay.

Idale News Online, Tiyeeglow