Wasiir XDfs Eng sadiq Cabdullahi Cabdi ayaa bogaadiyay Kooxda Kubadda Cagta W/Howlaha Guud ee LLPP Jeenyo

0
260

Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib udhiska Eng Sadiq cabdullahi cabdi ayaa manta bogaadin udiray guusha ay u soo hoyeyiin  kooxda wasaradda howlaha guud waxuu yiri sida soo hoos Ku socoto.

Waxaan bogaadinayaa Kooxda Kubadda Cagta W/Howlaha Guud ee LLPP Jeenyo dadaalka ay muujiyeen iyo guusha ay ka gaareen ciyaartii Primier Leage Somalia ee ay shaley la yeesheen kooxda ugu adag horyaalkaan ee “Heegan” ee ku ciyaarta magaca ciidanka Policeka https://t.co/ZBl1AUxtIt