Baydhabo(INO)- Agaasimaha Hay’ada Laanta Socodaalka iyo Jinsiyada Ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cali Maxamed Cali (Cali Dhuux) ayaa Maanta Wareegto ugu Magacaawey Mudane Cumar Xaaji Ibraahim inuu Noqdo Madaxa Xafiiska Ee Hay’ada Socodaalka iyo Jinsiyadaha Ee Garoonka Dr. Shaati Gaduud Ee Magaalada Baydhabo.
Hay’ada Socodaalka iyo Jinsiyadaha Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay fartey Sarkaalkan Loo Xilsaarey Xafiiskaas inuu xilkiisa u guto si waafuqsan Sharciga Hay’ada.
Halkan Ka Daawo Aqriso Wareegtadan