Umad Weliba Aayaheeda In Ay Ka Tashato Iyadaa Leh By: Mad Mamud Edow

0
186

Hadduu xaq yimaado baadil iyo qofkiisa weys isla baabaan, libintana waxay ehel u noqoneysaa Wadaniyiinta in dhulkooda laboobo ka gilgishey intey nool yihiin in dhulkooda shisheeye shaley lagu soo dhoweeyey Abaartii Dabadheer iyo Colaadi Itobia Caano Bore iyo Badarkii ay beerteen ixtiraam ay u hayaan Somalinimada darteed.

Hadaba Cadowgii K/G ee Somalia markii maanta Halyayga Sanadkan ahna Kusimaha Madaxweynaha K/G ee Somalia ,G/G/Guurtida K/G Somalia Xasan Shurre uu gashaanka u daruurey kooxdii Facaa tuuga ahayd xilkana ku soo heley anaa ka adag dadkeyga ayagoo niyajab ku habooneyd kula hoydey Muqdisho.

K/G Somalia Ayaheeda iney ka tashato dhibaatada ay ku hayso Madaxweynaha Muqdisho Xasan Safarow ma is weydiiseen .
Dadweynaha degaan wadaagta ku ah lixda gobol ee la loodin waayay maalinta berito oo Isniin ah waxaa ay dooranayaan midkii usha u qaadi lahaa madaxtinimada K/G somalia waxaa inaga xiga waa sacado waxaana lawada sugaayay 15 bilood UN iyo DFS midna maalin qura kuma farxin dadka iyaga jeebkooda iyo fikirkooda isku tashadey iney ayahooda ka tashadaan.

Isku soo wada duub lixda musharax anoon kala qaadeynin waxaan walaal kula nahay milkiyada goboladeena iney u siman yihiin,waxaana Ilaahay ka baryaynaa inuu waafijiyo Golaha Gurtida midkii Dalkeena,Dadkeena iyo Diinteena cadow ka difaaci lahaa.

RUNGHAA KOYTEEY BEENEY KOPOOGHA GALLOOY
Mad Mamud Edow.
musharax-290x233
Idale news Online
isha: Ishabaydhaba.com