Waxaa saakay ka bilaabanaysa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay doorashada madaxweynanimo ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya taasoo islamaantaba la filayo inay soo idlaato.
waxaa lays weydiinayaa musharaxa la filikaro inuu ku guuleysto xilka madaxweynanimo ee shanta sano ee soo socota.
Ilaa iyo hada waxaa u taagan xilkaas lix musharax.
Waxi ka soo kordho kala soco wararkeya dambe