Dhageyso: Ugaaska Beesha Jareerweyne ee Bariga Jowhar oo dowlada ku eedeeyey in dhinac ka mid ah dagaalka hubeyneyso

0
260

Ugaaska Beesha Shiidle ee  gobolada Shabeelaha Dhexe ayaa eedeyn culus dusha uga tuurey dowladda Federaalka iyo Musuuliyiinteeda ku sugan xarurnta gobolka ee  Jowhar iney ku lug leeyihiin xasuuqa uu sheegey in beeshiisa lagula kacey. Ugaaska ayaa  si cad u sheegay in maamulka ka arimiya Jowhar ee ay soo magacowdey dowladdii kmg aheyd ee Madaxweynihii  hore Sheikh Shariif  in aysan aqoonsaneyn isla markaasna ay dowlada federaalka Somalia ugu baaqayaan iney soo farageliso haddii kale ay u arkaayaan in ay raali ka yihiin xasuuqa lagu haayo beesha jareerweyne ee degta bariga Jowhar.

 jareerwayne

Dhageyso Ugaaska Beesha Shiidle ee Bariga Jowhar oo arrintaas si kulul oga hadlaaya: [audio:http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2013/06/jareerweyn.mp3]

 

Idale News Mogadishu, Somalia