Warark hada laga helayo magaalaada baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegayaan in ciiidamada AMISOM, ay kala eriyeen ergada 6da Gobol ee koonfur galbee soomaaliya.
wariye ku sugan m magaalad baydhaba ayaa u sheegeyey shabakadda Idale news Online oo goor dhaweyd la hadashey,In Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Baydhobo ayaa Maanta bur buriyay Shirkii ka socday Xarunta ADC, ka dib markiila sida la sheegey amar uu kasoo baxay Madaxweynaha DF Soomaalily Xasan Sheekh.
Warar xasaasi ahi ayaa ka soo baxayaa dhacdada maanta ee ciidamada AMISON kula kaceen odayaasha guurtida lexda Gobol ee KG soomaaliya. shaley ayey ahayd ka dib markii la dhaariye odayaasha guurtida.
dhan kale waxa Hotel Bakiin ayaguna goor dhweyda shir isgu yimaadey, kuwo kale oo lid ku ah dhismaha 6da gobol ee koonfur galbeed, soomaaliya, oo u ololeynayaan sedexx gobol.
Xasan Basha
waxii ka soo kordho kala soco Idale News Online,