Shirkada Turkey ee la wareegtay garoonka Aden Cadde oo qalabkeeda soo degsatay DAAWO VIDEO

0
182

diyaarada
Shirkada Turkey ee la wareegtay adeega garoonka diyaaradaha Aden Cadde Airobort ee magaalada Muqdisho ayaa qalabkoodii ugu horeeyey ku qaaday diyaarad Cargo ah.

Maalinta Sabtida soo socoto ee bisha ku aadan 14/09/13 ayaa lagu wadaa in tijaabo laga qaado inaay soo dhamaystireen agabka looga baahan yahay inaay ku hawl galaan iyadoo maalinta Axadana ay si toos ah u shaqo bilaabi doonaan.

Garoonka Aadan Cadde ayaa hore hawlaheeda u haysay shir kale oo la yiraahdo SKA taasoo ugu eg maalinta 15 – bishaan.

DAAWO VIDEO:

[vsw id=”DmeX9nGO6oY” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho