Raali gelin: Akhristeyaasha INO waxaan ka raali gelineynaa mudadii gaabneyd ee aan hawada ka maqneyn

0
222

Maamulka Idale News Online (INO) waxuu akhriste-yaashiisa ka raali gelinayaa mudadii gaabneyd ee aan ka gaabiney inaan idiin soo gudbiso wararkii joogtada ahaa ee sabakadaan looga bartey, cilad farsamo oo jiray awgeed ayey u dhacdey. Idale News waxay idiin balan qaadeynaa haddii uu Rabbi raali ka noqdo in aan howshii hufneyd ee aan bulshada u haynay sii laba jibaari doono.

Waad mahadsan tihiin

Idale News Online