Kormeerka Madaxa Jaamacada Koonfur Galbeed iyo Maamulka KGS & kan gobolka Bay

0
205

Baydhabo (INO) – Gudoomiyaha Gobolka Baay Mudane (Cabdirashid Cabdulahi Maxamed ) iyo wasirrka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Dawlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane (Saadaat Maxamednuur Caliyow) waxay maanta soo kormeereen Jaamacadda Koofurta Soomaaliya (USS) baydhabo waxayna u kuur galayeen habsami u socodka hawlaha tababarka ee u socda Macalimiin ka kala socota Dugsiyada Magaalada Baydhabo oo ay gacanta ku hayso Hayadda NRC. waxayna ku dardaarmeenta macalimiintii goobtaas wax baraneysay in ay dadaalka badiyaan

kalaay1 kalaay2 kalaay3Idale News ONline, Baydhaba