Monday, September 1, 2025

Howlihii Garoonka Diyaaradaha oo dib u soo laabtay, kadib markii muddo saacado ah uu...

Waxaa goor dhow uu dib u soo laabtay habsami u socodkii howlihii garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde magaalada Muqdisho, kadib markii saakay abaarihii 6-dii...

Wada hadalada ka socda Kismaayo oo maanta la soo gaba gabeynayo iyo qodobo laga...

Wada hadalada ka socda magaalada Kismaayo ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG ayaa lagu wadaa in maanta la soo gaba gabeeyo, iyadoo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay qorshayaal wax looga qabanayo Ammaanka Muqdisho

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku dhawaaqay qorshayaal wax looga qabanayo ammaanka Muqdisho, isagoo ugu baaqay shacabka...

Xukuumada Soomaaliya oo wafdi labo dhinac u dirtay magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose

Xukuumada Soomaaliya ayaa wafdi labo dhinac oo ka kala socda Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo Gaashaandhiga u dirtay, si ay uga qeyb qaataan soo afjarida...

Wasirka Arrimaha Gudaha oo faah faahin ka bixiyay kulamadii maanta ee dowladda iyo maamulka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo galabta shir shir jaraa’id u qabtay bahda warbaahinta magaalada Kismaayo ayaa faah faahin...

Aas Qaran oo loo sameeyay wasiiru dowlihii wasaaradda adeegga bulshada

Meydka ALLEHA unaxriistee wasiiru dowlihii wasaaradda horumarinta adeegga bulshada ayaa maanta laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho ayaa loo...

Seirra Leone oo Soomaaliya u soo direysa 850 askari qeyb ka ah howl galka...

Dowladda Seirra Leone ayaa sheegtay in Soomaaliya ay u soo diri doonto ilaa 850 askari oo ka qeybq aadanayay howl galka midowga Afrika ee...

Wararkii ugu dambeeyay wada hadalada ka socda Kismaayo iyo Is mari waa ka taagan

Iyadoo maalintii labaad uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose, ayaa waxaa is mari ku saabsan habka loo...

Xildhibaanadii ugu badnaa ee booqda deegaanka ay ka soo jeedaan oo maanta gaaray magaalada...

Xildhibaanadii ugu horeeyey noqdayna kuwii ugu badnaa ee booqda deegaan ay ka soo jeedaan ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Jowhar tan iyo markii...

Al-Shabaab, Ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya oo isaga kala dambeeyay gacan ku heynta degmada...

Xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe dagaal ku qaaday degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose, iyadoo dagaal qaatay muddo saacad ay gudaha ugu galeen...

Maamulka Gobolka Baay Oo Maanta La Dhaariyey Kadib Markii Uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Ku Guuleystay...

iyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo socdaal ku joogay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku guuleystay inuu xaliyo...

Daawo Sawirada Ra’iisul Wasaaraha oo si weyn loogu soo dhoweeyay Kismaayo, lana kulmay Maamulka...

  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta...

Agaasimihii Hey’adda Nabadsugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi oo is casilay

Agaasimihii Hey’adda Nabadsugida qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kadib markii shalay uu Madaxweynaha Soomaaliya uu ugu...

Madaxweynaha “Nin sarkaal oo xamar joogo oo ciidankiisa furunta fadhiya wax macno kuma fadhiya”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa canaan kulul u jeediyay Saraakiisha Ciidamada xooga dalka, isagoo qaar ka mid ah Saraakiisha ku tilmaamay kuwo magac...

Faah faahin ka soo baxeysa Gabar Saxfiyad aheyd oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho

Faah faahin ayaa ka soo baxeysa dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay Gabar saxafiyad aheyd oo u shaqeyneysay Idaacad ku taal degmada Caabudwaaq ee...

C/kariin Guuleed “Hub lagala baxay Madaxtooyada ma jirto, Isku day la fashiliyay ayuu ahaa,...

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii u horeysay ka hadlay warar si weyn loo hadal hayay, qaar ka mid...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in wax kasta ay ka hormarinayaan ammaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladu ay wax kasta ay ka horumarineyso sugidda Ammaanka dalka, isagoo...

Kismaayo oo ay ka socoto diyargarow lagu soo dhaweeynayo R/wasaare Saacid oo booqandoona magaaladaasi

Qabanqaabo xoogan oo lagu soo dhaweynayo R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ka soconeysa magaalada Kismaayo ee xarunta...

Gudoomiyaha Barlamanka oo Beydhabo kulamo kula leh qeybaha bulshada iyo saraakiisha ciidamada

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee dalka mudane Maxamed Cismaan Jawari ayaa maanta kulamo la qaadanaya saraakiisha ciidamada AMISOM , Ethiopia iyo qeybaha bulshada ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta kormeeray Xarumaha Ciidamada xooga dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Mudane Xasan Shiikh ayaa kormeer guud ku tagay Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Wasaaradda...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...