Madaxda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa maanta waxaa ay si wada jir ah garoonka diyaaradaha C/lahi Yusuf ee magaalada Gaalkacyo ugu sagootiyeen maydadka labadii Sarkaal ee ka tirsanaa hay’adda UNODC,kuwaaso askari ka tirsan ilaalada garoonka diyaaradaha C/laahi Yusuf ee Gaalkacyo uu shalay toogosho ku dilay.
Idale News Online, Galkacayo.