Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayey mashaariic ay dowladda Sucuudigu ugu deeqday Soomaaliya oo uu hirgalinayo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).
Mashaariicdaan ayaa waxaa ku baxaya lacag gaaraysa 72 milyan oo doolar waxaana wajigiisa koobaad oo maanta bilowday ku baxay 24 milyan oo doolar, iyadoo wax looga qabanaya lacagtaas arrimaha Caafimaadka, Waxbrashada, Biyaha, Beeraha iyo Arrimaha Bulshada.
Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) Waxa uu si qoto dheer uga hadlay arimaha jubboyinka
Dhageyso Ra’iisul Wasaare Saacid oo arrintaas ka hadlaaya:
[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/06/reysilwasaraha.mp3]Idale News ONline