Madaxwweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia ee lixda gobol Madoobe Nuunow Maxamed ayaa ka Hadley aragtida maamulkiisa ee ku aadan caleema saarka Madaxweynaha 3da gobol ee Shariif Xasan ee degmada Baydhaba, Heshiishkii madaxda sare ee dowlada wada saxeexeen ee lagu hakinaayey shirka Baydhabo ee Madaxweyne Xasan Sheikh jabiyey, doorka beesha caalamka iyo dowlada federaalka.
Halkaan Ka dhageyso
Mobilkaada ku dhageyso ama click garee halkaan si aad mobilkaada uGu dhageysato:
Idalews News Baidoa