DEG DEG: Xildhibaan Mayow oo ka soo jeeda Beelaha Digil & Mirifle oo dhaawac culus loogu geestey Muqdisho saaka

0
197

Xildhibaan Mayow Mustaf oo ka mid xildhibaanada diidan mooshinka R/Wasaare Abdiweli Sheikh laga keenay, ayaa saakey dhaawac culus loogu geystay degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir. Xildhibaankaan ayaa bedelay Xildhibaan C/casiis Afar Indhood oo hore Muqdisho loogu dilay

breakingIdaleNews

Idale News Online Muqdisho