Hadaawan Hadaad Calool jilcan tahay:-Nin Dabaq iska soo tuuray Kampala

0
179

Kampala(INO)Waxaa arin dadku aad uhadal hayaan dhacdo argagax reebtay oo shalay ka dhacday Magaalada Kampala Ee Caasimada Waddanka Ugandha.

Nin ayaa dabaq kudhawaad Toban Biyaano ka koobnaa oo ku yaalla Wadada King Fahad Road Magaalada Kampala iska soo tuuray nin da’da 30 ilaa 40 jirka udhaxeeyey.

Lama sheegin weli sababta keentay in ninkaasi isku dilo balse waxa dadka qaar ay ku micneeyeen saboolnimo daashatay inuu isku khaarajiyey oo wax dawlada uqaban weysay.

Meydka ninkaasi oo maskaxdu dilaacday dhiig badana uu ka qubtay markii uu dhulka kusoo dhacay ayaa waxa aad ubuux dhaafiyey goobta Shacabka kuwaasi oo ka naxay falkaasi uu ninka dabaqa iskaga soo tuuray.

14192756_10209029562909576_3071277565221769440_n

14199741_10209029564069605_3600738990492756217_n

14232970_10209029563669595_2142401273707534809_n

14237749_10209029563269585_5526164222974770357_n

14184564_10209029562549567_255829410256032854_nWariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)