Cod Tirinta Kalsooni kala noqoshada Ra’iisul Wasaare Saacid oo haatan gabogabo ah. Toos u dhageyso

0
182

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in codka kalsoonida loo qaadaayo xukuumada kadib markii la tiriyay inta ogol in codka kalsoonida loo qaado Xukuumadda iyo inta kasoo horjeed.

BarlmkaSomalia
Guddoomiyaha ayaa sheegay in fadhiga Baarlamaanka ay soo xaadireen 250 Xildhiban, iminkana laguda galayo codka kalsoonida Xukuumadda in lagala noqdo iyo in lasiiyo.Soomaalida iyo caalamka ayaa isha ku haayo natiijada kasoo bixi doonta Barlamaanka fadhiga maant auu leeyahay ee lagu soo afmeerayo khilaafka ka dhextaagan Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.

Idale News Online