Muqdisho(INO)-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Jubbaland, kaasi oo uu ku eedeeyay in uu jebiyay Dastuurka u degsan Dowladda Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Muqdisho