Buurhakaba(INO)- Gudoomiyaha Maamulka Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay Cabdi Maxamed Nuur Ayaa Waxaa Uu Ka hadley Baaritaano Lagu Xaqiijinaayo amaanka degmadaasi Oo Maalmihii Lasoo Dhaafey Ay Ka Socodeen.
Gudoomiyaha Magalada Buurhakaba Maxamed Cabdinuur ayaa IdaleNews.com Ugu Warbixiyey Ujeedka Laga Lahaa Baaritankaani Degmada Buur Ay Ka Socdeen Asigoona Sheegey In Marka Hore Laxaqiijiyey Amanka Wadooyinka Soo Gala Magaladaasi Iyo Gawaariga Ka Imaanayo Magalooyinka Kale Ee Kusoo Dhow Degmada Buur Hakaba.
Dhanka Kale Maxamed Cabdi Nuur Gudoomiyaha Degmada Buur Asigoo Hadalkiisa Siiwata Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Dhawaanahan Ay Kasocdeen Degaanada Hoos Taga Degmadaasi Hakadka Kuyimid.
Halkan Ka Dhageyso
W/Q;Wariye Siidcali Muuse Maxamed Ateera