Taliyaha ciidamda Gobolka baay oo wareysii siiyay Warbaahinta ayaa waxa uu ku eedayay weerarki casir liiqii caawa ka dhacay magaalada beydhaba in ay ka dambeeyeen Xarakada Alshabaab.
Sidoo kale wararka qaar ayaa waxa ay tilmaamayaan in qaar kamid ah wariyaal ka howlgalayay gobolada baay iyo bakool ay halkaasi wax yeelo ka soo gaaratay wariyaashan u kala shaqeynaya idaacado iyotalefeshinada ku hadla afka somaaliga.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo