Dhageyso:Madaxweynaha DF, RW iyo Wasaarada Arimaha Gudaha oo Qorsheeyay Maamulka Bakool sare

0
209

Muqdisho(INO)- DF Soomaaliya ayaa la ogaaday iney ku lug leedahay maamulka looga dhawaaqay Waqooyiga gobolka Bakool.

calanka

Maamulkan oo sheegay iney ka madax banaan yihiin Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay doorteen madaxweyne iyo ku xigeen sida aya hadalka u dhigeen.

Xildhibaan Axmed Aabi oo ka mid ah mudanayaasha Barlamaanka ee wax ka dhisay maamulkan lagu magacaabo Bakool Sare ayaa isagoo kusugan gobolkaas sheegay in DF Soomaaliya ay wax ka ogtahay dhisitaanka maamulka.

Axmed Aabi ayaa tilmaamay in Xafiiska Madaxweynaha, kan Ra’isul Wasaaraha iyo wasaarada arimaha gudaha ay taageersan yihiin maamulkan

Maamulka Bakool Sare ayaa waxaa Madaxweyne looga dhigay Axmed Sheekh Maxamed Laxos oo la qayaqaano Koofurta Soomaaliya,iyadoo Madaxweyne Kuxigeena loo doortay Cabdulaahi Sahal arintaasi ayaa waxay u mooqataa in laqiyaanaynayo dhigiisa maxaweynaha dowlad gobaleedka konfur galbeed soomaaliyaba aan ogeen arintaan mesha ay ka socoto .

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here