Afgooye(INO)-Maamulka Degmada Afgooye Ee Gobolka Sahbeelada hoose ayaa waxaa uu dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya waxaa uu ka Dalbaday in ay si Deg Deg ah Ciidamo u Keento Wadada U dhaxeyso Muqdisho iyo Afgooye.
Shalay ayaa waxaa Deegaanka Xaawa Cabdi oo u Dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye Waxaa lagu Dilay Xoghaayahii Degamadaasi cabdi Cadoow oo Gaarigii Miino loo dhigay .Wadada Xariiriso Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa loo Galaa Masuuliyiinta Xubnha ka ah dowlada federaalka ah ee soomaaliya .
Wadada Xariiriso Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa loo Galaa Masuuliyiinta Xubnha ka ah dowlada federaalka ah ee soomaaliya .Wadada Xariiriso Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa loo Galaa Masuuliyiinta Xubnha ka ah dowlada federaalka ah ee soomaaliya .
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Afgooye.