Dhageyso:Faaqidaad Dooddii Clinton iyo Trump

0
192

Washington(INO)- Dalkan Maraykanka waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay doodddii ugu horaysay ee ay si toos ah u yeeshaan labada murashax ee xisbiyda Dimuqraadiga ah iyo Jamhuuriga ee Hillary Clinton iyo Donald Trump.

Haddaba, Jamaal Axmed Cismaan ayaa gaba gabdii dooddaasi waa uu ka waraystay sidey doodda u dhacday Cabdiqafaar Wardheere oo taageere Dimuqraddiga, islamarkaasina faalleeya doorashooyinka Maraykanka iyo Feysal Derri oo isna sidoo kale u kuur gala arrimaha doorashooyinka Maraykankna, taageerana xisbiga Jamhuuriga, waxana ku horreeyay Feysal.

Halkan Ka Dhageyso