Dhageyso:Beelaha Biimaal iyo Habargidir Oo Ku Dagaalamey Gobolka Shabeellaha Hoose Oo La Heshiisiinayo

0
249

Muqdisho(SHL-NEWS)-Guddoomiyaha Degmada Marko ee Gobolka Shabeelaha hoose Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso wada hadaladii u dhaxeeyay beelihii ku dagaalamay Gobolka Shabeelaha hoose. Waxa uu sidoo kale sheegay in la isku dhafi doono ciidamada kala jooga Degmooyinka Gobolka Shabeelaha hoose.

markacadey--620x330

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online,Muqdisho