Dhageyso:Barlamaanka oo diidey soo celintii Madaxweynaha ee Hindise Sharciyeedkii Barlamaanka Ansixiyey

0
188

Agaasimaha qeybta Arimaha Bulshada ee Wasaarada Arimah gudaha Somaliya Boqor Muuse Abshir Cabdi oo maanta ka hadlay kulan ka dhacay Muqdisho ayaa waxa uu sheegay inay caqabado waa weyn ka heysato qaabka loo sameynayo Maamulada gobollada Dalka Somaliya.

[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/diidmohinise.mp3]
barlamaanka
Waxa uu sheegay in arinta ugu weyn ee maamulka loogu sameyn la’yahay gobollada dalka ay tahay Sharcigii baarlamaanka loo gudbiyey oo aan dib loogu soo celin isagoo saxiixan hadii ay helaana uu sheegay inay si fudud ugu magacaabi doonaan maamulo.

Dhinaca kale Amaanka Gobalada Shabeelaha Hoose ayuu so Hadal qaaday Wuxuna sido kale ka hadlay Amaanka Guud ee Muqdisho.