Jowhar(INO)-Khaalid Cali Cumar kamid ah ehelada wiilka maanta Yaxaaska uu ku qaaday Webiga Jowhar ayaa u sheegay Warbaahinta in wiilkaasi uu xiligi la qaadanayay uu kalluun ka dabanayay Webiga.
Khaalid ayaa S idoo kale sheegay in wiilkaasi uu jiray 9-sano weli la weysan yahay.