Dhageyso: Xoolo Dhaqato Lagu Dilay Gobolka Shabellaha Dhexe

0
347

Warsheekh(INO)-Dad Xoolo dhaqato ayaa ku dagaalamay Deegaano ku dhow Degmooyinka Warshiiq iyo Raaga Ceele ee Gobolka Sh/dhexe.

Dil

Wariyaha Mustaqbal Bashiir Cali ayaa sheegay in ugu yaraan 2 ruux ay ku geeriyoodeen is qabqasi ka dhashay Ceelbiyood.

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Warshiiq Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen Kooxaha dilay Labada Qof.

Halkaan ka dhageyso Faahfaahinta.

Idale News Online, Warsheekh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here