Baydhabo(INO)- Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed Oo Ka Mid ah Mudanayaasha BFS Ee Ka Soojeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Sheegey in Xildhibaanada BFS ay Gurmadeen Dadkii Ku dhaawacmey Qaraxyadii is Xigxigey Ee Ka Dhacey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo